Ciidamada Ruushka oo Magaalo Istaraatiiji ah kala wareegay Ukraine (Sawirro)

Milatariga Ruushka ayaa sheegay inay qabsadeen magaalada Istaraatejiga ah ee Lyman oo ku taalla gobolka Donetsk ee bariga dalka Ukraine, magaaladan ayaa ah magaalo muhiim u ah dhinaca isku xidhka adeegga tareenada. Qabsashadan ayaa muhiimad gaar ah ugu fadhida dalka Ruushka. Qabsashada magaaladan waxaa iska kaashaday ciidamada milatariga Ruushka iyo maleeshiyada ka dagaalanka gobolka Donetsk … Continue reading Ciidamada Ruushka oo Magaalo Istaraatiiji ah kala wareegay Ukraine (Sawirro)